Home Collection About
Tan iyo 2026

Khabiirada Xarrada

Sheekada Dahabi Style

Dahabi Style waa astaan u taagan farsamada gacanta ee heerka sare ah iyo naqshadaynta dharka raga ee casriga ah. Waxaan ku takhasusnay tolmaha dharka tayada leh, laga bilaabo Khamiisyada hiddaha ah ilaa Sutiyaasha ugu dambeeyay ee dunida.

Tayo la hubo & Farsamo Gacmihiin ah
Dahabi Craft

Hiraalkayaga

Inaan noqono meesha ugu horeysa ee qof kasta oo raba xarrago, tayo, iyo dhar si gaar ah loogu naqshadeeyay u soo raadsado gudaha Berbera iyo guud ahaan gobolka.

Adeegayaga

Waxaan bixinaa adeegyo dhameystiran oo isugu jira: Tolmaha Khamiisyada Royal-ka ah, Safaariga Executive-ka ah, iyo Sutiyaasha munaasabadaha gaarka ah.